Shiidan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Badar iwm wax la shiiday noqosho.
Shiidan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax la shiiday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiidan ↴
booc | gashiisho | kabaab | kalabbixi | qamarshiidan | qasil | sakareed | sambuusi | sarreen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg