Shiikh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-khyo, m.dh)

1. Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim. 2. Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiikh

carabcad | daraawiish | dariiqo | khaliif | mashaa'ikh | sheekh | shiikh-habaabis | shiikhnimo | turaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg