Shisheeye

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal uusan u dhalan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shisheeye

aayakatashi | ajnebi | dalkujoog | dibad | diblomaasi | diin-fidiye | fogee | qal | qurbe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg