Fogee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

1. Cid ama wax meel durugsan geyn. 2. Cid shisheeyenimo ula dhaqmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fogee

waarri | buri | ceyro | deltooyd | fogeyn | jirxun | kalaqaad | khashin | masaafo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg