Siib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Laba barshin oo caw ah.

Siib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siib

daadxoor | saan | xaglis | xagmaal | xalus | af | artaraboodha | asiib | asiibid | bakhtiyaanasiib |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg