Siiba
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan-yahay”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siiba ↴
daadxoor | saan | xaglis | xagmaal | xalus | af | artaraboodha | bihimbih | codkac | damiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg