Siiban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la siibay noqosho.

Siiban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax la siibay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siiban

mililikh | qulul | siibmid | siibnaan | suun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg