Siyaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax xaddigooda kordhid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaad ↴
buraddee | dheeraad | dhegafarasow | kororsiimo | siyaadi | siyaadid | siyaadin | siyaadis | siyaado |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg