Socodsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Wax dha-qaajin. 2. La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga socodsii ↴
baaskiil | baqooli | dhalandhooli | dhaqaaji | gaardisii | gandabi | guddi | hag | hitiqi | isbeermatosuw |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg