Sol

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)

1. Hilib iyadoo aan weel iyo biyo la isticmaalin dab ku bislayn. 2. Biyo ku harraad-belid. ld sal³.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sol

kaabsol | jabdhan | naatariyam-koloraydh | qaansoley | birsol | birsol | birsolid | boodsol | busteeki | dhoolkaqosol |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg