Sooco
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)1. Wax intooda fiican xulasho. 2. Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho. 3. Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sooco ↴
cadaadis-siimow | cimilo-fidsan | kollooydh-soocid | kooxaha dhiigga | midabsawir-saafid | midabtakoor | miyir | qayb-xareedayn | sinjifaquuq | soocasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg