Miyir

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan. 2. Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan. 3. ld miir 1 (2).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miyir

maandooriye | maandoorsan | aayar | dawo-suuxin | gaggab | gaggabi | jidbo | kul-dhibib | miir | miiri |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg