Soofe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fayaal, m.l/dh)

Qalab bir ka samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soofe

rabi | galac | kasoofeen | soofayn | soofaysan | soofee | xanaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg