Xanaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanaf

xallaafato | yahan | aneexo | dhagax-lool | dhexgal | dhuxun | gubungub | kiriiri | sulub | sulux |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg