Sud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Waddo yar oo dhex marta geedo bahalla galeen ah. 2. Dhul dhir dhaadheer oo ciriiri ah leh oo aan la geli karin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sud

naasacelis | culays-isudhigan | garaam-isudhigan | isudaran | isudduwe | isudhigan kiimikeed | lammaane | sudeef | sudeex |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg