Sur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

Luqun; qoor.

Sur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Malabka dhurduhu sameeyo.

Sur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax siddo leh meel ka soo laalaadin. 2. Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sur

ib | laama | qaaddo | taaj | udubdhexaad | usur | yusur | anjiina-bektores | beynaad | bijaamo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg