Taabasho

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg taabo. ld taabad. taabad, taabo

Taabasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Hab baaritaan qayb ka mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh lagu dareemayo gacamaha iyo faraha fooddoo-da. Taabashada waxa marar badan lagu kala sooci karaa barar adke ah iyo mid tulux ah. Taabashada waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu ogaado jiritaanka ilmo uurka ku jira. ld taabad taabad

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taabasho

taabad | bilbil | daar | daaro | dheji | dhunko | fajee | toqli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg