Tareen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tareen ↴
dhabbabireed | hoon | maxaddo | meetroo | tariin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg