Tebi

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Gudbin, gaarsiin. 2. (f.mg) Xoolihii rimi lahaa oo aan rimin ama beer waqtigii ay bixi lahayd aan la beerin; waqti ka boodid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tebi

qaabile-kiimikaad | abaaji | arag | buseel | cashatebi | cashatebid | cashatebin | cashatebis | dareeme-kiimikaad | goco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg