Abaaji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xoolo lumay oo waa dambe la tabay.

Abaaji

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Xoolo lumay waa dambe tebid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaaji

abaajiyid | geelkacabaajis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg