Tiro maangal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Summad R: urur ka kooban dhammaan tirooyinka lakab ah iyo kuwa lakabka la'.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro maangal

qiimaha sugan ee tiro maangal ah | tiro lakab | tirooyinka lakab la' | xidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg