Tuf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cudur lafaha gala; riix. 2. Duco; karaamo. 3. Kasoobbax halis ah.

Tuf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur aalaaba caruurta ku dhaca iyo dhallinyarada wuxuuna ka kacaa infekshin qaybta neefsashada inteeda sare oo uu keeno baktiiriyada “haemolitic streptococci”. Astaamo: qandho, xubnoholac, marbamarka ka dambeysa xubin saameynaya, baro cascas ee maqaar ka kuuskuus yaryar oo aan xanuun lahayn ama lafo soo baxsan sida xusulka, dhaqdhaqaaq ogaan la'aan oo aan caadi ahayn ee addimada iyo madaxa (chorea) iyo hallamacood wadnaha gufafkiisa iyo xuubka ku daboolan (pericardium).

Tuf

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. (f.g) Wax afka ku jira dibad u soo saarid. 2. (f.mg) Ku t.: cid u ducayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuf

xaafood | haatuf | saaruq | xaakoo | xaaqso | abuutufaax | candhuuf | candhuufee | fal | joohaarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg