Turub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
Turub
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rbay, -rubtay; -rbi)Turub cayaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga turub ↴
raabac | raabac | raabacad | haad | faal | jaawi | jaawo | raani | aarbi-aar | baandho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg