Ugub
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb. 2. Naflay dheddig oo aan weli curan.
Ugub
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gbaa, -gbayd)Wax aan weli curan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugub ↴
ugbaad | ugbaan | ugubi | ugubnimo | farabbar | gugub | guumis | suuraaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg