Ummad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah. 2. Dad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ummad

ummadnimo | xadaarad | af | afhaye | bahwadaag | bandiirad | biyo-goboleed | carab | ciid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg