Unko
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-kaday, -katay)Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga unko ↴
onkod | umaadad | unkasho | unkod | adaadun | dhunko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg