Uri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uri ↴
aabburid | uburi | uburin | gaaddabbuurid | jaanguuri | jaanguurid | jaanguurin | jaanguuris | nabaadguuri | nabaadguurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg