Urur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Seddax horimood oo ciidan ah. 2. Dad aragti siyaasadeed ku midoobay. 3. Tiro isku wax ka hadlaysa oo is buuxinaysa.

Urur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. (kiim.) Marka la eego tusaha falgalka curiyayaasha, waa tax curiyayaal ah oo kiimika ahaan isu'eg lehna ratibaad elektaroonikaad oo isu'eg. Ururku waa curiyayaasha joog u taxan ku wada jira ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Marka la eego kiimikada orgaanikada ah, waa atam ama koox atamyo ah oo xukuma astamaha gaarka ah ee molikiyuulada ku wada jira bah gaar ah. 2. (kiim.) Ururinta walxo nooc kasta leh. Walxaha sameeya urur waxa lagu magacabaa kutirsaneyaasha ama xubnaha urur.

Urur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xiddigo dhawr ah oo meel isugu yimaada oo isla socda.

Urur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nafley tiro badan meel isugu imaansho. ld urursan¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga urur

saab | xaab | xaabee | jaabeyso | kaadi | naaf | gaalis | gaalis-furan | gaalis-xidhan | jaasuus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg