Uugaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo.
Uugaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uugaan ↴
uugaami | uugaamid | uugaamo | huugaan | ruugaan | suugaan | suugaanley | suugaanyahan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg