Waafaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waafaq

waafaqid | waafaqsan | waafaqsanaan | waafaqsanaansho | yeele | ammin | ansax | ansax | bannaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg