Waarid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld waalid¹.
Waarid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:waar². ld waaris.
Waarid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waarid ↴
waalid | waaridid | waaridnimo | waaris | abaad | daa'in | deji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg