Waayo-aragnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Aqoon ama fikrad la xiriirta shaqo gaar ah taasoo laga helay muddadii dheerayd ee laga shaqaynayay hawshaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waayo-aragnimo

xaajayaqaan | maahmaah | waaya-aragnimo | ilbax | ilbax | kubkucirroole | mujarrab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg