Waaya-aragnimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waaya-aragnimo ahaansho; khibrad. ld waayo-aragnimo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaya-aragnimo ↴
abwaan | abwaanad | bisayl | bisil | gadaalkagaar | golajoog | murti | ruugcadde | xeeldheere |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg