Wac

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.

Wac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -wici)

1. Cid u yeerid. 2. Isu w.: cid meel ku uruurin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wac

haandawaco | saaqid birlabdanabeed | tacdaaro | waayo | wacaal | wacaari | wacad | wacadfur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg