Wacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

1. Wax wanaagsan ahaansho. 2. Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wacan

saaqid birlabdanabeed | wacaari | wacanri | wacnaan | afcuug | aflax | aflixi | anshaxdaran | anshax-xun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg