Wasiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qof wasaarad u madax ah.

Wasiir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ubad; dhal; carruur; ilmo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wasiir

ahaateenaa | baawasiir | ra'iisalwasaare | wasaarad | wasiirnimo | xoghaye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg