Weerar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu qaado.

Weerar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid duullaan ku qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weerar

caabbin | bogdoox | ciijin | dabro | danaf | dhac | dhexdhac | fiid-horor | fiid-horor | hujuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg