Wiswis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qof oo dooq adag leh. 2. ld waswaas¹.
Wiswis
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Dooq adag lahaansho.². ld waswaas².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiswis ↴
taakalleel | waswaas | waswaas | waswaasi | waswaasid | waswaasin | wiswisi | wiswisid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg