Xaaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Meel wasakh ka nadiifin. 2. Nafley baabi'in.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaaq ↴
xaaqid | xaaqin | xaaqsasho | xaaqso | xaar | dhulfiiq | fiiq | fiiqan | khashin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg