Fiiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)1. Wax dubka laga qaaday noqosho. 2. Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.
Fiiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)1. Wax dubka laga qaaday ahaansho. 2. Wax caarad dhuuban loo yeelay ahaansho. 3. Wax indhaha laga qalay ahaansho. 4. Wax qashin laga xaaqay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiqan ↴
sabarad | xagal fiiqan | afgammuuran | afgammuuran | caarad | caarad-dhuub | dhidib | fiiqmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg