Xaasid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xaas noqosho, yeelasho.

Xaasid

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-diin, m.dh)

Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan.

Xaasid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg xaas².

Xaasid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

ld xasad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaasid

nacab | xaasidad | xaasidnimo | khabiid | nadiif | naxli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg