Xaqir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.

Xaqir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid liidid ama yasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqir

ax | darrow | quurso | xaqiraad | xaqiran | xaqirid | xaqirnaan | xaqirnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg