xaraarad
(m.dh)

1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa-radow¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaraarad

haalaati [m.l]
Dareenka ku dhasha qof marka uu waayo wax uu caadeystey, sida sigaarka iwm; xaraarad; hamuun. ld halaati, halalaati. xaraarad, hamuun, halaati, halalaati

roobsugow [m.l]
Furuuruc yaryar oo oogada dadka ka soo yaaca waqtiga kulaylaha ah; xaraarad.

xaraaradoobid [m.f.dh]
eeg xaraaradow².

xaraaradow [m.dh]
ld xaraarad.

xaraaradow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Jir dad finan yeelasho kulayl dartiis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg