Xarad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarad

mashxarad | mashxarad | mashxaradid | xaradhaami | xaradhaamin | xaradhaamo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg