Xarriiq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qo, m.l)1. Daliig, jiitin. 2. ld xarriijin, xarriiqin.
Xarriiq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qo, m.l)(xis.) Isku xir ka dhexeeya laba barood oo ku yaalla dululaati ama dul xarriiqi waxa ay leedahay dherer haseyeeshee, ma laha ballac, waxa ay noqon kartaa mid toosan ama xoodan. Hidda toosan waa fogaanta ugu gaaban ee u dha-xaysa laba barood oo ku yaalla dul fidsan.
Xarriiq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Xarriiq samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarriiq ↴
saab | gaalis-furan | gaalis-xidhan | laace | ufuq | xad | xagal | xagal-adke | xaglo-talantaali | addin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg