Xiiso

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiiso

xalladee | koobi | maaweeli | madaddaalo | madaddaalo | nanashaaddo | xarako | xiisadhac | xiiso elektaroon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg