Xor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wuxuu doono samayn kara; aan cidi u talin; wuxuu maskaxdiisa ka maago samayn kara isagoo aan cidna kala tashan; isu taliya; madax bannaan; aan hawl ama shii-daad kale horjoogin ama xayirayn. 2. (-ro, m.l) Dacal (dhar); daraf; serji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xor

caabbin | ee | aan | aayakatashi | addoon | addoon | amiiba | asii | barwaaqasooran | biddad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg