xusid
(m.f.dh)eeg xus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusid ↴
carrabbaab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
1. (f.g) Wax xusid ama sheegid. 2. (f.mg) Si qalad in yar oo tibix ah ka sheegid.
dabbaaldeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.
meytakaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Dad dhintay xusid.
siyaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Cid booqasho ugu tegid. 2. Qof dhintay xusid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg