Xuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Inan da'yar. 2. X. ah: yar, aan weyneyn.
Xuur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Gabar yar oo aan fil weyneyn. 2. Shimbir luqun dheer.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuur ↴
buxuur | coofley | daaxuur | haftoo | suxuur | suxuurad | suxuurasho | suxuuri | suxuurin | suxuuro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg