Yaardi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Halbeeg dhererka lagu cabbiro oo habka ingiriiska ah oo u dhigma 0.914 mitir (Meter).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaardi ↴
bilyaardi | caqdad | fuud | guntiino | mitir | qeyd |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg